Madaxweynaha oo Kismaayo kusoo dhaweeyay Ra”iisul Wasaaraha XFS.

Madaxweynaha oo Kismaayo kusoo dhaweeyay Ra”iisul Wasaaraha XFS. …………………………….. Kismaayo, 11, Maarso, 2019- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay Ra”iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo. Madaxweyne ku xigeenka labaad gudoonka Baarlamaanka xubno katirsan labada gole ee Dowlada iyo dadweyne kala duwan ayaa qayb […]

Read More Madaxweynaha oo Kismaayo kusoo dhaweeyay Ra”iisul Wasaaraha XFS.

Maareeyaha shirkada Ethiopian airlines oo gaadhay goobtii ay ku burburtay ayaa xaqiijiyay in 149 rakaab ah iyo 8 shaqaala ah inay ku naf waayeen dhamaan. Wuxuu tacsi u dirayaa ehelkii ay ka geeriyodeen. Sawirka: Waa maareeyihii diyaarada Ethiopian airlines

Read More Maareeyaha shirkada Ethiopian airlines oo gaadhay goobtii ay ku burburtay ayaa xaqiijiyay in 149 rakaab ah iyo 8 shaqaala ah inay ku naf waayeen dhamaan. Wuxuu tacsi u dirayaa ehelkii ay ka geeriyodeen. Sawirka: Waa maareeyihii diyaarada Ethiopian airlines

marxuum waziir xoosh oo aas qaran loo sameyay

Diyaarad sida Meydka Marxuum C/raxmaan Xoosh Jibiil ayaa ka soo degtay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, aas Qaran oo lagu maamuusayo marxuumka ayaa hadda ka socoto magaalada Muqdisho. Salaadda Janaasada ayaa lagula tukaday marxuumka garoonka Aadan Cadde, waxaana ka qayb galay Guddoomiya Aqalka Sare Guddoomiayaha ku-xeegnka labadaad ee Golaha Shacabka, Ra’iisul wasaaraha XFS,guddigii loo xilsaaray Qaban-qaabada […]

Read More marxuum waziir xoosh oo aas qaran loo sameyay

Diyaarad rakaab oo laga leeyahay Itoobiya (Boeing 737) oo kusii jeedday magaalada Nayroobi ee dalka Kiiniya ayaa burburtay sida uu sheegay R/wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo tacsi u diray ehelka dadkii shilkaasi qabsaday. Wali lama sheegin tirada dadka ee la socday diyaaraddan burburtay oo ku jirtay duulimaadkeedii caadiga ahaa Addis ababa – Nayroobi. Inta badan dadka Soomaaliyeed ee isaga goosha dalalka Kiiniya iyo Itoobiya ayaa si wayn u raaca shirkadda diyaaraha ee Itoobiya ilaa hadda se ma cadda inay dad Soomaaliyeed lasocdeen diyaaraddan burburtay.

Read More Diyaarad rakaab oo laga leeyahay Itoobiya (Boeing 737) oo kusii jeedday magaalada Nayroobi ee dalka Kiiniya ayaa burburtay sida uu sheegay R/wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo tacsi u diray ehelka dadkii shilkaasi qabsaday. Wali lama sheegin tirada dadka ee la socday diyaaraddan burburtay oo ku jirtay duulimaadkeedii caadiga ahaa Addis ababa – Nayroobi. Inta badan dadka Soomaaliyeed ee isaga goosha dalalka Kiiniya iyo Itoobiya ayaa si wayn u raaca shirkadda diyaaraha ee Itoobiya ilaa hadda se ma cadda inay dad Soomaaliyeed lasocdeen diyaaraddan burburtay.

Maadaama uu ahaa nin aragti madaxbanaan leh, jecel in uu fikirkiisa xor u ahaado, aaminsan in siyaasadu mabda’ iyo aragti tahay, wuxuu xilka Wasiirnimo uu arkayey in uu xanibayo xoriyada fikirkiisa iyo aragtidiisa xal u helida arrimaha murugsan ee Soomaaliya. Taas ayaana keentay in uu maalmihii danbe oo idil iska gaabsado. Maanta ayaa Muqdisho lagu aasayaa Allaha u naxariisto Marxuum C/raxmaan Xoosh. Wuxuu hormuud u ahaa dhameystirka khariidaddii looga baxay xilligii kala guurka siyaasadeed ee dowladdii ku meel-gaarka ahayd 2011-12 iyo diyaarinta Dastuurka ku meel-gaarka ahaa, wuxuuna haatan gacanta ku hayey qaybo-tirka Dastuurka. Ma ahayn xaasid siyaasaseed . Wuxuu ahaa nin tawaaduc badan, qalbi fiican, bulshaawi ah, kaftan iyo sheeko badan, qunyar socod ah. Wuxuu ahaa siyaasi bidix ah oo aamisan cadaalada bulshada, xorriyada hadalka, nidaamka dimoqoraadiga, saraynta sharciga iyo ku dhaqanka Dastuurka. Danbigiisa Allaha dhaafo, naxariistii Jano Alllaha siiyo, sabar iyo iimaanna Allaha ka siiyo ehelkiisa iyo qoyskiisa iyo shacabka Soomaaliyeed intaba.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=1995209530591558&id=828889423890247&sfnsn=xmmo

Read More Maadaama uu ahaa nin aragti madaxbanaan leh, jecel in uu fikirkiisa xor u ahaado, aaminsan in siyaasadu mabda’ iyo aragti tahay, wuxuu xilka Wasiirnimo uu arkayey in uu xanibayo xoriyada fikirkiisa iyo aragtidiisa xal u helida arrimaha murugsan ee Soomaaliya. Taas ayaana keentay in uu maalmihii danbe oo idil iska gaabsado. Maanta ayaa Muqdisho lagu aasayaa Allaha u naxariisto Marxuum C/raxmaan Xoosh. Wuxuu hormuud u ahaa dhameystirka khariidaddii looga baxay xilligii kala guurka siyaasadeed ee dowladdii ku meel-gaarka ahayd 2011-12 iyo diyaarinta Dastuurka ku meel-gaarka ahaa, wuxuuna haatan gacanta ku hayey qaybo-tirka Dastuurka. Ma ahayn xaasid siyaasaseed . Wuxuu ahaa nin tawaaduc badan, qalbi fiican, bulshaawi ah, kaftan iyo sheeko badan, qunyar socod ah. Wuxuu ahaa siyaasi bidix ah oo aamisan cadaalada bulshada, xorriyada hadalka, nidaamka dimoqoraadiga, saraynta sharciga iyo ku dhaqanka Dastuurka. Danbigiisa Allaha dhaafo, naxariistii Jano Alllaha siiyo, sabar iyo iimaanna Allaha ka siiyo ehelkiisa iyo qoyskiisa iyo shacabka Soomaaliyeed intaba.