Wararka aan ka heleyno Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi saakay uu dagaal ku dhexmaray labada arday oo wada dhiganeysay hal Iskuul.

Ardaydaan ayaa waxaa la sheegay in ay isku weerareen Tooreyda,kuwaasi oo waxkabarta Iskuulka Mujamac ee ku yaalla Baladweyne,isla markaana Iskuulka lagu dhex dilay Mid kamid ah ardaydaasi,halka midka kalena uu dhaawac soo gaaray. Qaar kamid ah ardayda ayaa waxa uu u sheegay in Ardayga dhaawacmay la geeyay Isbitaalka Baladweyne halkaasi oo haatan lagu dabiibayo Xaaladiisa […]

Read More Wararka aan ka heleyno Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi saakay uu dagaal ku dhexmaray labada arday oo wada dhiganeysay hal Iskuul.

wadooyinka casimada somalia muqadishu oo saaka wada xiran

Wadooyinka ugu muhiimsan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa saaka gabi ahaanba xiran,waxaana la arkayaa ciidmada dowladda oo dadka iyo gaadiidkaba ka celinaya isgoysyada ugu muhiimsan magaalada. Jidadkaan saaka xiran ayaa waxaa ka mid ah kuwa halbowlaha u ah isku socodka dadweynaha iyo Gaadiidka Sida Isgoyska Ex-Koontorool Afgooye iyo Isgoyska Sayidka. Xirnaanshaha jidadka Muqdisho saameynta […]

Read More wadooyinka casimada somalia muqadishu oo saaka wada xiran

Moseveni “Askariga Dhaqanka xun waxaan u masaafurin doonnaa Soomaaliya halkaa ayaa looga baahan yahay

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa mar kale tusaale la yaab leh u soo qaatay dalka Soomaaliya oo uu ku tilmaamay meel laga jecel yahay dhaqan xumadda iyo gardarada. Mar uu ka hadlay Askari Uganda u dhashay oo dhawaan la sheegay in uu dharbaxaay haweeney ka tirsaneyd isla ciidamada Uganda in loo masaafurin doono Soomaaliya […]

Read More Moseveni “Askariga Dhaqanka xun waxaan u masaafurin doonnaa Soomaaliya halkaa ayaa looga baahan yahay

Xiisadii siyaasadeed ee Jigjiga miyey dagtay mise waa la isku maqan yahay?

Waxaa maalmihii dambe magaalada Jigjig ka tagnaa xiisad siyaasadeed oo la sheegay inay u dhaxeesay madaxweynaah deegaanka, Mustafe Muxumed Cagjar iyo gudoomiyaha xisbiga ahna wasiirka maaliyadda ee Itoobiya Axmed Shide. Khilaafkaasi ayaa waxaa uu horseeday in madaxweynaha deegaanka iyo Axmed Shide ay labaduba iska xaadiriyaan magaalada Addisababa, halkaais oo ay kula kulmeen ra’iisul wasaaraha Itoobiya, […]

Read More Xiisadii siyaasadeed ee Jigjiga miyey dagtay mise waa la isku maqan yahay?